Ciidamada amaanka oo la wareegay guri saldhig u ahaa Khawaarijta Hoobiyaha ku soo weerarta Muqdisho
Ciidanka Amaanka gaar ahaan ciidamada howlgalka Ciiltire oo ka kooban Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo Ciidanka Booliska ee sida Xoogga Dalka u tababaran oo iskaashanaya...
Read more











