Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka (OIC).