Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dadweyne farxadda ciidul fitriga kula qaatay Xeebta Liido “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa qaar ka mid ah Bulshada Caasimadda farxadda Ciidul Fitriga kula qaatay xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis. Guddoomiyaha ...
Read more











