Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan dsrdaaran ah la qaatay ciidamada Xasilinta Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda. Kulanka oo ay goobjoog ka...
Read more











