Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo ka qeybgalay shir Madaxeedka 22-aad ee COMESA
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Lusaka ee caasimadda dalka Zambia kaga qeyb galay shir-madaxeedka 22aad ee suuqa Bariga iyo Koonfurta Afrika ee COMESA....
Read more










