Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka
Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo loo magacaabay Mudane Xuseen Khaasim Yuusuf , kadib soojeedinta Wasaaradda...
Read more











