Wasiirka Qorsheynta oo madaxda Wasaaradda kala hadlay horumarinta mashaariicda muhiimka ah
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka waara Marwo Zahra Cabdi Maxamed ayaa...
Read more











