Madaxweyne Xasan Sheekh “Sanadkan 2023ka waa sannadkii dib u xorreynta dalka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga warbixiyay guulaha laga gaaray 7-dii bilood ee lasoo dhaafay halganka dib u xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in...
Read more











