Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Norway
Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa Magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas Anniken Huitfeldt. Kulanka ayay labada Wasiir uga wada hadleen...
Read more











