Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyada Khawaarijta ee Al-shabaab oo qarxayo ku wareertay Masaajidka deegaanka Daaru-nimca

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyada Khawaarijta ee Al-shabaab oo qarxayo ku wareertay Masaajidka deegaanka Daaru-nimca
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Khawaarijta ayaa qaraxyo ku weerartay masaajidka deegaanka Daaru-nimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo ahaa halka masaajid ee dadka deegaanka oo dhan ay ku cibaadaysan jireen.

Tani waa tusaalaha muuqda ee cadeeynaya in arxan laaweyaashu duulaan ku yihiin Diinteena Suuban ee Islaamka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026

Horay Khawaarijta Al-shabaab ayaa weerarro qarxayo ah waxay ku qaadeen Masaajid ku yaalay degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan iyo sidoo kale masaajidka Qaayib oo ay isku dayeen in ay weeraraan balse ay ka hortageen ciidamada xoogga dalka, iyadoo laga difaacay Masaajidka Baxdo ee gobolka Galgaduud, halka kuwa kale oo ku yaala deegaanada ay joogaana ay xireen si aysan cilmi uga qaadan dadka, magaalooyinka kalana waxa ay masaajida ka dhigteen kuwa ay ku gaadaan iyagoo horay dad masaajid ku cibaadeysanaya ay dileen.

Falka maanta wuxuu marag u yahay in arxanlaawe yaasha ay yihiin firqo Khawaarij ah oo mudan in dalka iyo dadka laga qabto

Previous Post

Xarun cusub oo laga hirgeliyay deegaan hoostaga Degmada Xeraale

Next Post

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda “SAWIRRO”

Next Post
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda “SAWIRRO”

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

May 11, 2026
0

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In