Wasaaradda Waxbarashada oo qaadaneysa Macallimiin cusub
Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadanaysa Saddex kun oo Macallimiin ah, si kor loogu qaado tayada macallimiinta Soomaaliyeed. Hadaba halkan ka akhriso War-saxaafadeedka ay Wasaaradda...
Read more











