Ciidanka Hay’adda NISA oo toogtay horjoogihii khawaarijta u qaabilsanaa baadda shacabka
Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa toogtay Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa baadda iyo qalqal galinta ganacsatada iyo shacabka Muqdisho. Ninkaas ayaa lagu toogtay duleedka degmada Afgooye...
Read more











