Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cali Ibraahim oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Cali Ibraahim oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qaybta 60-aad ayaa waxaa maanta isku soo dhiibay Cali Ibraahim Cabdi, ninkaan ayaa Khawaarijta u qaabilsanaa qeybta ay ugu yeeraan jabhadaha, wuxuuna ka qeyb qaatay dagaalo ka dhacay deegaanno ka tirsan gobollada Baay, iyo Gedo.

Cali wuxuu u sheegay ciidanka Qaranka in dhibaatooyin badan uu la kulmay sanadihii uu ka tirsanaa Khawaarijta, sidoo kalena uu u dul-qaada waayey sida arxan darrada ah ee shacabka ay ula dhaqmaan, isagoo dhallinyarada ku hartay argagixisada ugu baaqay inay dadka iyo dowladooda dib ugu soo noqdaan.

Related posts

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026

Previous Post

Taliska qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay dhagar-qabe ka tirsan Khawaarijta

Next Post

Taliyaha ciidanka boliiska oo bogaadiyay ciidanka sugaya amniga maalmaha ciida iyo xorriyada

Next Post
Taliyaha ciidanka boliiska oo bogaadiyay ciidanka sugaya amniga maalmaha ciida iyo xorriyada

Taliyaha ciidanka boliiska oo bogaadiyay ciidanka sugaya amniga maalmaha ciida iyo xorriyada

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In