Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay siminaar ku saabsan Maareynta Dhiig- shubidda “SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada qeybta Tababarada (Internship and Training program) ayaa maanta Isbitaalka Banaadir ku qabatay siminaar ku saabsan diyaarinta iyo maareynta qeybaha Dhiiga. Munaasabadan oo lagu xusayey maalinta...
Read more










