Wasiirka Howlaha Guud ee Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo kulan gaar ah la qaatay Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Amb. Larry André...
Read more











