Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Ghana
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Afrika (AFROSAI-E) oo sannadkan ka dhacaya magaalada Accra ee dalka Ghana. Shirkan oo socon...
Read more











