R. W Xamse “Cilmigeennu Waa Inuu Amniga iyo Gaajada Naga Xalliyaa”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 25-aad ee aasaaska Jaamacadda Muqdisho, ayaa ku dheeraaday muhiimadda cilmiga, Waxbarashada...
Read more











