Shir looga hadlayay xàaladaha Beni’aadannimo ee Soomaaliya oo lagu qabtay Geneva “SAWIRRO”
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimiladda Aadam Aw Xirsi iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shirka Arimaha Beni'aadannimada kaga qayb galay Magaalada Geneva ee dalka...
Read more











