Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo Baarlamaanka hortegay
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wuxuu Xafiiskiisa Golaha iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, kulan kula yèeshay Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda. Kulanka waxaa Shir...
Read more











