Ra’iisul Wasaare Xamse oo waqti la qaatay rakaabkii saarnaa diyaaraddii uu ku safrayay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa intii uu maanta ku guda jiray safarkiisa waxa uu dayaaradda dhexdeeda kula kulmay, mid midna uu ula sheekeystay qaar ka...
Read more











