Qaar ka mid ah muwaadiniinteena ku xanibnaa Suudaan oo dalka dib loogu soo celiyay
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Ergeyga Madaxweynaha JFS u qaabilsan soo galootiga ayaa gelinka dambe ee maanta garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan...
Read more











