Bajaajlayaasha oo laga mamnuucay in wixii ka dambeeya lixda Habeenimo ay socdaan
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa mamnuucay in Mootada Nuuca bajaajta loo yaqaan aysan socon karin wixii ka dambeeya 12ka ama lix saac habeenimo. Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay...
Read more











