Guddiga gaarka ah ee ka soo talabixinta Dastuurka KMG ah oo muddo kordhin loo sameeyey
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee ka soo talabixinta soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista Dastuurka KMG...
Read more











