Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan la yeeshay dhigiisa dalka Kenya
Taliyaha ciidan xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa la kulmay dhiggiisa Kenya General Robert Kariuki kibochi. Labada...
Read more











