Ciidamada XDS oo howlgallo ka fuliyay deegaanka Ceeljuqow
Ciidamada xoogga dalka ayaa deegaanka Ceel juqow ee gobolka Galgaduud ka sameeyay howlgal lagu sifeynayo Khawaarijta isla markaana dowladnimada lagu gaarsiinayo dadka deegaanka ee muddada dheer ay dhibaateynayeen khawaarijta. Ceel...
Read more











