Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Baydhabo “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa oo ka...
Read more











