Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Tacsiyeeyay Muwaadiniinta Ku Naf Waayay Weerarka Argagixisanimo Ee Beladweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne. Madaxweynaha ayaa...
Read more











