Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa NRC ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay madaxa xafiiska NRC ee Soomaaliya Mudane Maxamed Abdi. Madaxa xafiiska NRC ayaa warbixin...
Read more











