Sirdoonka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamka oo horjoogayaal Khawaarij ah ku dilay howlgal ka dhacay Gobalka Hiiraan
Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen...
Read more











