Akhriso Liiska Golaha Wasiirrada
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa Liiska Golaha Wasiirada Cusub.
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa Liiska Golaha Wasiirada Cusub.
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah oo ka kooban 26 wasiir, ka dib, wadatashi uu la...
Read moreWasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa manta qabatay munaasabad lagu daahfurayo Xuska Todobaadka NAAS NUUJINTA. waxaana horjoog u ahaa maanta Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nur oo ay Wehliyaan...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta furay kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug oo maanta ka furmay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Dhuusamarreeb. Madaxweynaha Galmudug ayaa munaasabadda ka...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo ah 1-da August, oo loo dabaaldegayo sanad guuradii 24-aad ee aasaaska Puntland, wuxuu Garoowe ka daah-furay 4 mashruuc oo...
Read moreWasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa ka qeyb-galay xafladda daah-furka daaraha mataanaha ah ee Idman-Towers oo laga dhisayo Muqdisho isla-mar-ahaantaana ay hir-gelinayaan Idman Community Bank iyo...
Read moreTaliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, marxuum Maxamed Warsame Faarax (Darwiish)...
Read moreWasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Costa Rica uga qayb galay shirka iskaashiga Wasiirada Beeraha Africa iyo Latin America kaasoo ay si wadajir...
Read moreSenator Xuseen Maxamed Daahir oo kamid ah Senetorada Aqalka Sare ee dalka ayaa maanta gaarsiiyay deeq caafimad Isbitaalka dhimirka ee magaalada Baydhabo, kuwaasi oo isugu jirtey daawo iyo sariirooyin loogu...
Read moreMaareyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS Mudane: Axmed Macalin Xasan ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka bilaha ahaa ee HDRS, kulankaas oo ay kasoo qeyb...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho