Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Madaxda Dalalka Bulshada Bariga Afrika U Gidbiyay Codsiga JFS Ee Ka Mid Noqoshada Dalladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-gelay Shir Hordhac u ah Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay magaalada Arusha ee...
Read more










