Kulan loogu duceynayay shuhaddadii ku geeriyootay howlgallada ka dhan ah Argagixisada oo lagu qabtay Wisil
Magaalada Wisil ayaa maanta martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada lagu la jiro kooxda Nabad-diidka ah ee Al-Shabaab ee ka dhacay Koonfurta Gobolka Mudug iyo Degmada Baxdo...
Read more











