Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo kulan la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic
Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Czech Republic Danjire Tomáš Kuchta, oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim...
Read more











