Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray xarumo dowladeed oo kala duwan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray xarumo dowladeed oo kala duwan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku Simaha Ra’iisul Ra’iisul Wasaaraha Ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Caddaalada, Garsoorka Iyo Arrimaha Dastuurka; Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka iyo Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa mid mid u kormeeray xafiisyada Wasaaradda Cadaaladda isagoo kulamo la yeeshay hogaanka Wasaaradda kana dhagaystay qorshahooda sannadka cusub, dhanka kalena ku bogaadiyey shaqada qiimaha badan ee ay qaranka u hayaan.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenku wuxuu sidoo kale kormeer ku tagay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka, isagoo si dhow ugu kuurgalay hawlaha kala duwan ee halkaas ka socda, islamarkaana kulamo gaargaar ah la yeeehay hawladeennada iyo maamulka Xafiiska.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo weli ku gudajira kormeerkiisa ayaa sidoo kale booqday Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha, halkaas oo uu kula kulmay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda oo uu ka wareystay hawlaha ay umadda u hayaan.

Gabagabadii, Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa agaasimayaasha wasaaradda kula dardaarmay in ay labo-jibaaraan shaqada qaranka.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Nairobi kulan kula qaatay Wakiilo ka tirsan Beesha Caalamka

Next Post

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay burcad dadka dhac u geysanayay

Next Post
Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay burcad dadka dhac u geysanayay

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay burcad dadka dhac u geysanayay

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In