Xoghayaha Golaha Shacabka oo war ka soo saaray dhaarinta xildhibaannada
Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka ayaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diray fariin ah in Xildhibaannada oo wata aqoonsiyadooda ay berito yimaadaan adadeemiyada tababarka ciidanka booliska ee Jeneraal Kaahiye. Qoraalka...
Read more











