Xuska 62 guurada ka soo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen Gumeystihii Ingiriiska ayaa caawa ka socoto Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobollada dalka. Madax sar sare...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Gacal Gaabow iyo Taliyaha Qeybta Nabadgelyada Wadooyinka ee Taraafiko Genaral Bishaar Abshir Geedi iyo Hawl wadeenada...
Read moreErgeyga Madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo beni’aaadannimada mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la yeeshay madaxa ugu sarreeya hay'adda Save...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga oo la wadaagay dadaalka ay Dowladda...
Read moreWasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa Wasaaradda ku soo dhaweeyay Lataliya Sare Dr. Cali Daa’uud oo ah Madaxa IGAD u qaabilsan xarunta la qabsiga cimilada iyo...
Read moreGuddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiya Yaasin Samatar oo galinkii dambe ee maanta gaartay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane Sheekh Maxamed Binu Saayid. Kulanka Labada Madaxweyne ayaa lagu lafa...
Read moreDuqa Degmada Gaalkcyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan oo ay wehlinayaan qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deeganka iyo Agaasimaha arimaha bulshada ayaa ka qayb galay xaflad is ugu jirtay Doorashada...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur-Madobe ayaa maanta booqday Safaarada JFS ay ku leedahay dalka Kenya. Guddoomiyaha ayaa Safaaradda waxaa ku soo dhoweeyey Safiirka dalkenna...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho