Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Maalgashiga BJFS iyo Madaxda Wasaaradda Qorsheynta oo ka shiray qodobo muhiim ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga Maalgashiga BJFS iyo Madaxda Wasaaradda Qorsheynta oo ka shiray qodobo muhiim ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga Dhaqalaha Ganacsiga,  Warshadaha Iyo Maalgashiga waxa uu maanta shir wadatashi iyo is xogwareysi la yeeshay Wasaaradda Qorshaynta, maalgashiga iyo hormarinta dhaqaalaha, waxaana goob joog ahaa Wasiirka Wasaaraarada,Wasiir Ku Xigeenka, Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Agaasimaha Maalgshiga Iyo Agaasimaha Qorsheynta iyo team kale oo qubaro Wasaarada ka socoday.

Gudiga Dhaqaalaha, Ganacsiga, Warshadaha Iyo Maalgashiga oo uu Hogaaminayo Gudomiyaha Gudiga,Ku-xigeenkiisa ,Xoghaya Gudiga, iyo Xubnaha Kale ee Gudiga ayaa iyadan goob joog ka ahaa shirkan muhiimka ahaa Gudiga waxuu warbin ka dhageystay Wasiirka Wasaarada Mudane Maxamud Abdirahmana Bene Bene iyo Wasiirk ku Xigeenkisaa Agasimaha Maalgashiga iyo dhamaan teamkii Wasaarada waxeyna si qoto dheer u soo bandhigeen qorshe howleedka Wasaarada ee arimaha Maalgashiga Dalka halka ay marayaan iyo waxa u qabsoomay wasaarada mudada ay hada jirto

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Kulankan ayaa lagu wada falanqeeyay wada shaqeynta Gudiga iyo Wasaaradda iyo dardargelinta sharuucaha muhiimka u ah Qarankan Soomaaliyeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo waqti la qaatay rakaabkii saarnaa diyaaraddii uu ku safrayay

Next Post

Maxaa looga hadlay kulankii xeer ilaaliyaha guud iyo Taliyaha CID-da? + Sawirro

Next Post
Maxaa looga hadlay kulankii xeer ilaaliyaha guud iyo Taliyaha CID-da? + Sawirro

Maxaa looga hadlay kulankii xeer ilaaliyaha guud iyo Taliyaha CID-da? + Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In