Thursday, November 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumaysiga iyo Madaxa Maareynta Xuduudaha ee UNODC?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumaysiga iyo Madaxa Maareynta Xuduudaha ee UNODC?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden ayaa kulan mira dhal ah la qaatay Alan Cole oo ah Madaxa Maareynta Xuduudaha ee hayโ€™adda Qaramada Midoobay ee UNODC.

Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta labada dhinaca, dib u dhiska amniga badda Soomaaliya iyo sidii lagu hirgalin lahaa tabo suuragalinaya fulinta howlgallada lagu sugayo amniga baddeenna.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

November 25, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Wasiir Axmed ayaa hayโ€™adda Qaramada Midoobay ee UNODC uga mahadceliyey sida saxiibtinimada leh ee ay dalkeenna uga taageeraan la dagaallanka kalluumeysiga sharci darrada ah iyo hagaajinta amniga badeenna.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo

Next Post

Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Dalka oo laga shiray “SAWIRRO”

Next Post
Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Dalka oo laga shiray “SAWIRRO”

Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Dalka oo laga shiray "SAWIRRO"

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenno cusub

November 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

November 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furey Madasha 9-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo sanadkan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY WASAARADDA BEERAHA IYO WARAABKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY WASAARADDA BEERAHA IYO WARAABKA

November 25, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, isaga oo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

November 25, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In