Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo booqday machadka China-Africa
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane aya booqday machadka China-Africa ee magaalada Beijing, waxaana ku soo dhaweeyay Guddoomiye ku xigeenka machadka Prof. Wang Xiaoming iyo Prof. Zhang Yongpeng...
Read more











