Ciidanka oo gacanta ku dhigay dhagarqabayaal ka tirsan Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 7aad ee gorgor ayaa howlgal ka sameeyay degaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose. Howlgalka oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amaanka degaanka iyo sidii looga hortagi...
Read more








