Soomaaliya oo dib u furtay Safaaraddii ay ku laheyd Dalka Rwanda
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dib Safaaraddeedii uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ay kala saxiixdeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya,...
Read more











