Wasaaradda Ganacsiga oo si rasmi ah u daahfurtay Xog-keydiyaha Ganacsiga Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay Xog-keydiyaha Ganacsiga Soomaaliya oo ah Website casri ah (www.stip.gov.so) oo lagu soo uruuriyey xogaha la xiriira...
Read more