R/W Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Abu Dhabi “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida Madaxweynihii geeriyooday ee dalka...
Read more











