R/W Rooble oo markale la kulmay Madaxweynaha Isutagga Imaaraadka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay Madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan. Kulankaan oo ka dhacay Guriga...
Read more











