Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Baay
Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, qeybta 60-aad ee Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Gobolka Baay, ku burburiyay mid ka mid ah maxkamad beenaadyada ugu weyn kooxda Argagixisada...
Read more











