Hadal jeedinta maalina koowaad ee Musharaxiinta Madaxweynaha 10aad JFS oo la soo gabagabeeyay
Waxaa maanta Xarunta Teedhada Afisyooni ka qabsoontay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, halkaas oo ay ku soo bandhigayeen Barnaamij Siyaasadeedka Musharaxiinta Madaxweynaha...
Read more











