Guddoomiye Cali Shacbaan oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo xafiiskiisa Aqalka Sare kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Alberto Vecchi...
Read more










