Wasiirka Caafimaadka iyo Duqa Muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowziya Abiikar Nuur ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdsiho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar filish). Wasiirka iyo...
Read more











