Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ku baaqay in musharaxiinta ay toos ugu soo gudbiyaan cabashadooda
Gudiga Xallinta Khilaafaadka ayaa ugu baaqay musharaxiinta Barlamaanka in wixii tabasha ah ee ay qabaan u soo gubiyaan Guddiga iyadoo guddigu ka jawaabay eedayn Midowga Musharaxiinta ujeediyeen guddiyada doorashada, taasi...
Read more











