Wasaaradda Waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo Waxbarashada Gabdhaha “SAWIRRO”
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay kulan looga tashanayo waxbarashada gabdhaha, dib-u-eegista barnaamijka waxbarista gabdhaha iyo barnaamijka waxbar Caruurtaada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
Read more











